1. Home /
  2. Public figure /
  3. Mohamed Eid Real page

Kategori



Allmän information

Telefon: +46 72 039 54 78



Hemsida: Oodweynenews.com/

Anhängare: 1407

Recensioner

Lägg till recension

Facebook -blogg



Mohamed Eid Real page 20.01.2022

Wali ma aragtay #gabaramayo waa kaluun qaarka sarena gabadh ka ah

Mohamed Eid Real page 10.01.2022

Daawo hees hadda daawaha laga soo qaaday oo layidhaa magaceeda #abaal_waxaad_kuleedahay oo ay kuu qaadayaan fanaaniinta ciidanka boliceka s/land

Mohamed Eid Real page 01.01.2022

Sida la iskugu khaarajiyo phonka #Murder_by_phone waa sidan ee maaha waxan ay fbga la la dhex wareegayaan

Mohamed Eid Real page 13.12.2021

Somali song of the year #mohamed_bk iyo heesti #jawhara

Mohamed Eid Real page 10.12.2021

Funny little babies

Mohamed Eid Real page 29.11.2021

Subxaanallah allah dile ayuunbaa dhinta

Mohamed Eid Real page 26.11.2021

Mohamed #bk oo si qurux badan usoo dhaweeyay Ahmed #biif raali galina ka bixiyay xurguftii hore u dhex martay

Mohamed Eid Real page 09.11.2021

Daawo oday ay isku reer yihiin #abdi_ilay oo si adag ula hadlay runtana u sheegay

Mohamed Eid Real page 26.10.2021

Dhagayso madaxweynaha DDSI #ina_ilay oo dafiray xasuuqi dadka shicibka ah loo geystay liyuu bolicekana difaacay

Mohamed Eid Real page 24.10.2021

Ramadaanta iyo soonka Sheikh mustafe xaji ismail

Mohamed Eid Real page 11.10.2021

Fidno hurada waligaa lama hudahudeeyoo looma haadsho gacanta waa lagu hagoogtaa Nabadu waa qaali

Mohamed Eid Real page 27.09.2021

Waligaa adigoo jeebkaagu madhan yahay ha isku qooqin hadii kale tan oo kale ayaa kugu dhici

Mohamed Eid Real page 11.09.2021

Sadex qof aakhiro illahay lama hadlo mana eego subxaan allah dhagayso bal waxay yihiin Sheikh mustafe x.ismail