1. Home /
  2. Website /
  3. Meheri Ismaciil Bin Jidxi Beyt Camrootan M.B.B

Kategori



Allmän information

Telefon: +252 61 5074840



Adress: Wetterlinsgatan19e 52134 Falköping, Sweden

Anhängare: 78

Recensioner

Lägg till recension

Facebook -blogg



Meheri Ismaciil Bin Jidxi Beyt Camrootan M.B.B 31.01.2022

"WAA WAQTI SOOMALIA HEER KAAS JOOGTAY SIFICAN U AKHRI" Waa 1972 markii Soomaaliya madaxda ka ahayd Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay. Waxa qudbadaynaya Cumar Carte Qaalib, wasiirkii arimaha dibeda, waxa daba fadhiya Cabdiraxiim Caabi Faarax, danjirihii Soomaalida ee Qaramada Midoobay, New York, ... waxa dhinac fadhiya Xoghaya Guud ee QM Kurt Waldheim. Waa markii ugu horeysay uguna danbaysay ee Golaha Amaanku uu ku shiro Afrika waxana u sabab ahaa ergada Soomaalida oo uu madax u ahaa danjire Cabdurixiim Caabbi Faarax. Waxyaabaha cajiibka, sida aan ka dhegaystay waraysi ay bixisay danjire Faadumo Biixi, Waldheim markuu Xamar boqoday wuxu Maxamed Siyaad ka codsaday inuu Caabi QM u baahantahay oo kusoo wareejiyo isaguna danjire waayi maayo e uu xilka cid u raadsado. Waqtiyadaas kadib danjire Caabi wuxu noqday Kaaliyaha Xoghayaha Qaramada Midoobay ee Arimaha Siyaasadeed ee Gaarka ah (under-secretary general for special political affairs). Caabi wuxu danjire New York ka ahaa 1965-1972. Ka horna wuxu ahaa danjiraha Itoobiya iyo Midowga Afrika. Waxa iska dhalay hooyo Welish ah iyo aabe kasoo jeeday British Somaliland. Wuxu wax ku bartay jaamacada Oxford. Waxan uga socdaa, haybada iyo sharafta ka muuqata sawirkan iyo Maanta Sida Aynu Nahay Waxab ilaahay Kuma Aha in Aan Ku Soo Noqono Shalay Meeshii Ayno Joognay Dadalka inaga Ayaa Laynaga Rabaa Soomaaliyay

Meheri Ismaciil Bin Jidxi Beyt Camrootan M.B.B 19.01.2022

Stalin oo ahaa madaxweynihii ruushka xilligii dagaalka Labaad ee adduunka, ayaa Maalin isagoo dhex jooga wasiiradiisa ayuu wuxuu qabtay digaagad, wuxuu bilaabay inuu digaagadda baalasha ka tifo, digaagaddii waxay isku dayday inay ka baxsato, laakiin si adag ayuu gacanta ugu qabtay ilaa uu dhammaan baalashii ka dhammeeyey. Digaagaddii oo muruxsan ayuu dhulka dhigay kadibna uu ka fogaaday. Dabadeedna gacanta ayuu ku qabsaday xoogaa qamadi ah, markaas ayuu bilaabay inuu qamadd...igii mid mid dhulka ugu daadiyo. Digaaggadii waxay bilowday inay xaggiisa u soo cararto, si ay qamadiga u gurato, Marwalba oo uu ka fogaado, waxay bilowdaa inay xaggiisa u soo cararto oo ay lugihiisa hoos gasho! Markaas ayuu Stalin ku soo jeestay wasiiradii wuxuuna ku yiri: Sidaas ayaad shacabka ku xukumi kartaan. Bal eega siday digaagaddu ku ilowday xanuunkii hayey iyo dhibkii aan u geystay, Gaajada haysa ayaa ku qasabtay inay wax kasta ilowdo oo ay aniga i hoos timaaddo. Waa sida ay xukuummadaha Keli-talisku shacbigooda yeelaan, dhaqaalaha aýey ka cuna-qabateeyaan si ay gaajadu ugu qasabto inay dulli-nimo ku noolaadaan.

Meheri Ismaciil Bin Jidxi Beyt Camrootan M.B.B 15.01.2022

Run sheeg ani my

Meheri Ismaciil Bin Jidxi Beyt Camrootan M.B.B 12.01.2022

Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa sheegay in 16 ka bishaan November ay si rasmi ah u bilaaban doonaan doorashada xildhibaanada golaha shacabka.

Meheri Ismaciil Bin Jidxi Beyt Camrootan M.B.B 02.01.2022

Dardaaran Kii Ugu Cajiibka badnaa Ee Laga qoray Qof marxuum ah intuusan dhiman: " Waxeey tiri Si fiican U dhuux Waxa Aan qorayo Geerideeyda Kama Wal Wal qabo ... Muhiimad Weeyn iima laha , Sida jirkeyga U baaliyoobi doono. Muslimiinta Sida Caadiga ah Marka Qof dhinto Loo Sameeyn jiray Ayeey igu sameeyn doonaan dharka ayeey iga bixin doonaan , Weey idhaqi doonaan Markay i Karfaniyan Ka dib gurigeyga iga soo Saari doonaan Waxeey Ii Kaxeeyn doonaan Gurigeyga Cusub Ee Qabriga Dad badan ayaa tacsiyadeyda imaan doona Bal qaarkood Balamihii iyo Shaqooyiinka ay lahaayeen ayeey aniga darteey U soo deyn doonaan Si ay Meydkeyga U soo raacaan Ka dib Duugteyda uga qeeyb qaataan. Dadkaas Sidaa U tirada badan Maalin intaan Noolaa Hal mar Ma aysan isiin Nasteexo Wax Ka tari doonto Geerideyda bacdigeed Kheyr ima aysan fari jirin Alla ima aysan Xasuusin. Wax yaabaha intaan Sariirta Meydka Saaranahay Laga Takhalusi doona Waxa Ka mid ah...... 1. #Furihii Qolkeyga 2. #Buugaagteydii 3. #Boorsadeeydii 4. #Kabaheeygii 5. #Mobilkeeygii Qaaliga ahaa 6. #Dharkeygii Dhamaan intaan Qabriga tagin ayaa lakala qeybsaday. Xitaa Haddii ay ii Sadaqeyn lahaayeen Wax beey ii tari lahaayeen Oo #Camalka ayaan Ku kaban lahaa #Xoolaheygii Aan intaas Soo tacbaayay Waxaa lagu Kala dhaxlay maalmo gudahood Ha badnaadan ama ha yaraadan Xisaabtoodana Aniga ayeey I sugeysaa Markan dhintay Waxaa Ugu horeeyo Ee iga dhacaaya Dadkuna Dhaqso U badali doonaan Waa #Magaceyga Qolka Anigo Ku jiro Ayeey dadka Oran doonaan Away #Meydkii ? Waan Maqlayaa Laakiin Ma Oran Karo Waa ikan Bal Magaceygii Saacad Ka hor leygu Wici jiray meey igu Wacaan . Markeey Rabaan in ay #Salaad Igu dukadaan Waxeey i Oranayaan Aaway #Janaazadii.?Bal Meey magaceyga iigu yeeraan. Markey Luxdiga #Qabriga i dhigayaan Waxeey igu Oranayaan Meydka #Wajiga Ka feyda. Meydka Bal Meey Magaceyga iigu yeeraan . Sidaa darteed Ma aheeyn ineey isiraan Ama Aan ku sirmo #Nasabkeeygii iyo #Qabiilkeygii Aan

Meheri Ismaciil Bin Jidxi Beyt Camrootan M.B.B 29.12.2021

Msha allh ka faiideeyso

Meheri Ismaciil Bin Jidxi Beyt Camrootan M.B.B 27.12.2021

Msha allh halaga fa iideysto

Meheri Ismaciil Bin Jidxi Beyt Camrootan M.B.B 19.12.2021

Gabadhan oo lagu magacaabo Fatima Shahaba oo u dhalatay India ayaa 14 bilood gacanteeda ku qortay Kitaabka Quraanka Kariimka. Farta aad kitaabka Quraanka uga jeedaan iyada ayaa qortay. Waana 114 Quraanka Kariimka oo dhan

Meheri Ismaciil Bin Jidxi Beyt Camrootan M.B.B 14.12.2021

Ergeyga Midowga Afrika uu qaabilsan arrimaha Itoobiya ayaa la kulmay hoggaamiyaha TPLF Debretsion Gebremichael si loo soo afjaro xiisadda ka taagan halkaas. Madaxa Qaramada u qaabilsan arrimaha banii’aadanimada iyo gargaarka Martin Griffiths iyo Obasanjo oo ah madaxweynihii hore ee Nigeria oo shaley gaaray caasimadda Mekelle ayaa sidoo kale kala hadlay ninkan sidii gargaar loo gaarsiin lahaa shacabka ay saameeyeen dagaallada ka dhacay gobolka. Teleefishinka Tigray ayaa ku war...ramay in mas’uuliyiintan ay la kulmeen madaxweynaha Tigray, Dr Debretsion Gebremichael , waxay ka wadahadleen qalalaasaha ka taagan Itoobiya iyo sida gargaarka lagu gaarsiin shacabka iyo arrimo kale Mr Griffiths iyo Obasanjo ayaa markii dambe dib ugu laabtay maagalada caasimadda ah ee Addis Ababa, sida uu sheegay teleefishinka Tigray. Afhayeenka TPLF Getachew Reda ayaa barta Twitter-ka soo geliyay sawirrada kulanka Obasanjo uu la yeeshay madaxada TPLF

Meheri Ismaciil Bin Jidxi Beyt Camrootan M.B.B 20.11.2021

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo War ka Soo saartay Khilaafka kala dhaxeeya Gobalka Banaadir iyo Wasaaradda Waxbarashada

Meheri Ismaciil Bin Jidxi Beyt Camrootan M.B.B 02.11.2021

Waa kuma Hoggaamiyaha mudan in aad Codkaaga siiso si uu u noqdo madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya #SHEERGAREEY Page like saaro