1. Home /
  2. Event /
  3. Boorama Iyo Maanta

Kategori



Allmän information

Telefon: +46 76 228 81 22



Hemsida: www.boramaiyo.maant.com/

Anhängare: 4084

Recensioner

Lägg till recension

Facebook -blogg



Boorama Iyo Maanta 07.11.2021

Deeqdii Maraykanku Siiyey Somaliland Oo Dugsiyo Loogu Dhisayo Gobalada Beesha Dhexe Degto. Xukuumadda Somaliland oo daah furtay qorshaha dhagax dhiga 31 dugsi oo ay ku baxayso lacag dhan 1milyan oo doolarka mareykanka ah oo miisaaniyada dawladda laga maal galinayo. In kabadan 75,000 oo ardey oon waxbarasho helijirin ayaa loo badinaya inay markan hantaan qorshan cusub.... Reer Awdalow Dulmigaa Ku Jira Noloshu Waa idinku Deelqaafe...

Boorama Iyo Maanta 29.10.2021

Duqa Boorama Oo Soo Dacweeyey Wariyayaal Wax Ka Qoray Socdaal La Sheegay In Uu ku Tagay Djabuuti , Duqa Ayaa Hore u Sheegay In uu Sharciga La Tiigsan Doono Cidii warkaasi Qortay. Xildhibaano Ka Tirsan G.Deegaanka Boorama Ayaa Noo Xaqiijiyey In Ay Warkaasi Safarka Duqa Ee Jabuuti Cadeynayaan Isla Markaana Maayir ku Qaban Qaabinayo Munaasibad Lagu Taageerayo Madaxweynaha Jabuuti Taasi Oo ay Qaban Doonaan Jaaliyada Jabuuti Ee Somaliland Gaar ahaan G. Awdal. Sidoo kale Shalay Sa...laadii Jimce Ka Dib qaar ka mid ah sxbada Maayirka ayaa safarkaasi iyo Hawsha U Tagay Wax ka Waydiinayey Wallow Aanu Jawaabin Hadana Hoosta Waa ka Dhoolacadeynayey . Hadaba Sharcigu Miyaanu U Sinaynay Maayirka iyo Wariyaasha Mise Dadka Dabaqaya Sharciga Ayaa Qaldan. '

Boorama Iyo Maanta 23.10.2021

Ayaa garanaya wiilkaa oo halaabay ayaan haynaa Nagala soo xidhiidh 0634452032

Boorama Iyo Maanta 18.10.2021

Maxay ka wada Hadleen Madaxweyne Muuse Biixi iyo Reerkiisa Reer Gabiley GABILEY-Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ilaa Habeenkii xalay ku sugnaa magaalo Madaxda Gobolka Gabiley Ee Gabiley Islamarkaa Uu xalay Ka Baaqday Kulankii ay ubalansanaayeen kadib markii Madaxwaynuhu uu usheegay in uu La shirayo beel gaar ah oo Reer gabiley tabasho ka qabto, taasi oo ay ka dhalatay dareeno Cadho leh Halka kulankii ay saaka ubalansanaayeen ay ka biyo Diideen madax...Continue reading

Boorama Iyo Maanta 08.10.2021

Madaxweyne Biixi Iyo Suldaan Saleebaan Saaxiibada Cusub Ee Siyaasada Gobolka Awdal..