1. Home /
  2. Beauty /
  3. Beauty By Nature

Kategori



Allmän information

Telefon: +46 76 032 71 42



Anhängare: 2178

Recensioner

Lägg till recension

Facebook -blogg



Beauty By Nature 24.10.2021

Asc Wlaalaha Soomaaliyeed. Waxaan ogeysiinaynaa wlaaha Soomaaliyeed gaar ahaan haweenka sharafta leh inaan hayno creamka casriga ah ee Epiblanc Forever Living kaasoo ka samaysan Aloe Vera ama Dacarta oo aan lagu darin wax kiimiko ah ama jidhkaba waxyeelaynaysa. Kaasoo loo isticmaalo HAARAHA wejiga. Epiblanc Forever Living wuxuu simayaa maqaarka wejiga,wuuna iftiiminayaa,wixii haaro ama madmadow ah ee ku yaalana wuu ka bi,inayaa. Epiblanc cream wuxuu wejiga ka soo saarayaa we...ji ilqabad leh dhalinyaranimona ka muuqato. Waxaa Creamkan Dacarta u weheliya oo keliya waxa loo yaqaan E-Vitamin iyo qaybo yar oo laga soo qaaday dhirta dabiiciga ah oo aanay ku jirin waxyaabo kale oo dhib u geysanaya wejiga. Creamada aan iibino oo dhan haday ku qancin waayaan waxaad haysataa mudo aad kusoo celiso oo granti ah waana 90 maalmood lacagtaadiina waa kuu celis. Ha moogaanin wlaal inaad qurxisid wejigaaga iyo naftaadaba. See more