1. Home /
  2. Education /
  3. Halabarto aqoonta

Kategori



Allmän information

Telefon: +46 76 276 65 36



Anhängare: 103

Recensioner

Lägg till recension

Facebook -blogg



Halabarto aqoonta 28.10.2021

Dhagax bay ilmo dhalid iyo caafimaad ka raadiyeen oo xambaaranayaan, ismar-marinayaan.. Markaan Xanuunsado Isagaa (Alle) ...iCaafiya Suuratu Al-Shucraa, Aayada #80 #Quran # # Subxaanallaah, Allaha Soo hanuuniyo, Allaha ka qabto ummada waxay ku faafiyaan si ay Qabuuro ugu xirmaan Aamiin Fiiro gaara ah: meesha ay joogaan Waa qabrigii Abdirahman Saylici ee sharxeen oo daaqada leh, yaabnay daaqada yaa lagala hadlaa oo gala dhismahaas?

Halabarto aqoonta 23.10.2021

Daawo: Sheekh Maxamed Ismaacil, "Curubo iyo Jubba iyaga ugu hor olalay Muqdisho markii Ilaahay lagu caasiyay ayay ka kasbadeen. Diinta ha la difaaco maanta waxa... inagu socda Inan yar, dhoocil yar oo meel laga keenay aaynan garanaynbaa dadkii mudanta ah carinaysa oo car yaa isoo dhawaanaya leh". Halkan ka daawo muqaalka khudbada Sheekha oo dhamaystiran:- https://youtu.be/zijr4np4Ulk.

Halabarto aqoonta 18.10.2021

jaylaani oo maray meel Nabi Maxamed Scw kaligiis mari waayay oo Malakul jibriil loo diiday HABEENKII Laylatilul Micraajka ayuu Soomoow dad ku wacdiyay Jaylaa...ni miyuu nooloo waqtigii Nabigeena scw? Maxay jaylaani ooga fadli badiyaan Anbiyada cs? Soomoow saan ayuu Hay’ada Culumada Soomaaliyeed ooga mid yahay, dad makarafoon kala hadlaa, idaacadana waraysi ka qaadaan Wuxuu leeyahay Nabi Maxamedna Scw ayaa ooga baahday wehel Nin dhalan doona 600 sano kadib oo umadiisa kamid ah... Soomoow Sidee buu ooga mid noqday Hay’ada Culumada soomaaliyaad? Soomoow Sidee bay dariiqadu oo dad magac diineed sheegta ay nin nabigiisa scw ka been sheegaya oga dhigtaan wadaad? #Soomow_warba_adaa_haya. Jibriil meel uu gudbi waayay ayaa Sh C qaadir Jiilaani gudbay aa? Jaylaani xilligii nabigeena sallallaahu cwsm ayuuba joogay miyaa soomoow kitaab gaaboow!! Hada ma waxaa na leedahay Jaylaani markhaati ayuu ka ahaa Salaadihii lasoo waajib yeelay, muxuu nabigeenu scw ninkaas jaylaani nooga qariyay arinkiisa ? La yaab malaha inay dadkii wax barteen ay idin la yaabaan oo towxiidkooda saxmay Caqliga ilaahay waxa uu noo siiyay waa inaan ku fahanaa xaqa oona fakarnaa, lkn hadii aadan fakirin oo xaqa ku tusin waxa kabixi sababtii caqliga laguu siiyay ayaa meesha ka baxaysa.

Halabarto aqoonta 06.10.2021

...!! .. .. : ..... .. .. .. ... * * .. .. ... .. .. ... .. .. .. .. ... : .. .. : .. .. .. .. .. .. : .. .. .. : .. ... : .. .. : . .. .. .. .. : .. .. : .. ... ( .. .. ) ... : ....... .. .. ...!! : .. .. .. .. .. : .. .. .. .. : .. .. .. .. : .. .. .. .. ...( ) : .. .. ..( . ) : .. .. : .. .. .. . .. .. : ( .. ...) .. .. .. ... .. .. ... ... .. https://www.instagram.com/kazabriofficiel See more

Halabarto aqoonta 20.09.2021

.. .. ... .. .. . .. .. . . " "