1. Home /
  2. Website /
  3. Ahmed Axyaa

Kategori



Allmän information

Telefon: +46 76 336 67 79



Hemsida: Almaas.com/

Anhängare: 403

Recensioner

Lägg till recension

Facebook -blogg



Ahmed Axyaa 10.10.2021

@SafarAdag. Safar Fadlan Malaga yaabaa in aad igu wehliso safar adag si aad guulo lataaban karo aanu ka gaarno sanadkaan inoo dhashey 2021. 1:- Waa in aan si wada jir ah uwada qorshaynaa waxa aanu rabno in aan ka miro dhalino. 2:- Qorshahaas Waa inuu noqdaa mid maalinle ah si sanadka Marka uu dhamaado aad ka ogaan karto natijada kuusoo baxdo. ... 3:- Ogow in caqabado badan aad kala kulmeyso qorshaha aad degsatey 2021 balse lagaa doonaayo in aad u dhabar adeegto sida aad uga gudbi laheed. Talo! Ha iloobin xariirka alle Oo marwalbo asaga kutiirsanow subaxwalbana Marka aad salaada Subax dukato kubilow aqrinta Qur’aanka kariimka alle si maalintaas ee waxwalbo kugu fududaato. Ilaah waxaan kabaryayaa in uu igu garabgalo iguna waafajiyo qeerkiisa sanadkaan, Alle waxaan kaloo weediisanayaa in uu iga magangaliyo shartiisa ama dhibka uuwato sanadkaan. Saaxibada aanu halkaan ku mideeysanahey waxaan idin wada leeyahey sanad Wanaagsan. Ducada Waa xagiina!!! Ahmed Axyaa