1. Home /
  2. Media /
  3. Abdulqaadir axmed sheekh

Kategori



Allmän information

Telefon: +46 70 408 47 69



Anhängare: 1404

Recensioner

Lägg till recension

Facebook -blogg



Abdulqaadir axmed sheekh 21.09.2021

Culimada, Abawaaninta iyo Cafis team oo isku dhaarsaday in eey umadooda ku wacyogaliyaan sideey isu Cafinlahaayeen. Goobtu waa Jaamacada Umadda Soomaaliyeed. Daawasho wacan. la wadaag walaalahaaga kale.

Abdulqaadir axmed sheekh 14.09.2021

Bishaaro bishaaro Dhamaan waxaan shacabka soomaaliyeed ugu bishaareeneynaa Inaan soo kordhinay barnaamij muhiim ah oo ay somali sameysay oo sahlaaya inaad video kusoo shubto facebook daqiiqad gudaheed xitaa hadii videoga uu film kaamil ah yahay ama mid nus saac ah yahay runti aad ayuu ufududyahay isticmaalkiisana waa sahal 3 luuqad ayaa lagu qoray Somali, english iyo carabi hadba luuqadaa rabto ayaad ku adeegsan kartaa, waxaad video kujiro youtube toos ugu shubi kartaa faceb...ook maahan share ee waa upload, Barnaamijkan waxaa awal loogu talo galay qaasatan dadka somaliyeed ee somaliya jooga oo qadka internetka kuyaryahay oo Simcard data package 2 GB ama kayar isticmaala in loo save gareeyo qarashka ka bixi lahaa oo ay si bilaash ah ku upload gareeyaan video youtube kujira oo facebook ukeenaan sidoo kalena video facebook kujira iney profilekooda kushubtaan hadaba adigana waad ka faaideysan kartaa oo adeegsankartaa barnaamijkan maadaama oo howsha uploading video ama video kushubida uu kuu sahli doono Booqo https://www.hividy.com/ ama kasoo degso Google play store oo kuraadi magaca Hividy, waxaa barnaamijkan sameeyay muwaadiniin Soomaaliyeed, Walaalayaal aan kutaageerno adeegsigiisa ileen waxkale uma heynee fikirkiina ugu reeba bogga facebook ee Hividy Admin - team Mahadsanidiin

Abdulqaadir axmed sheekh 09.09.2021

Qeyta labaad ee dacwada bada soomaaliya Toos u daawo

Abdulqaadir axmed sheekh 22.08.2021

Si toos ah u daawo dacada bada soomaaliya maalintii labaad

Abdulqaadir axmed sheekh 02.08.2021

Xafladii furitanka tartanka olympic ee lagu qabanayo magalada Rio ee dalka Brazil calanka soomaaliya qurux badanaa oo qaayo weynaa Waa maalintan muuqanee magac yeelanee rabi mahdineee guul iyo gobanimo insha alaah

Abdulqaadir axmed sheekh 19.07.2021

Toos u daawo Finalka cayaarta puntuland iyo Jubba land

Abdulqaadir axmed sheekh 03.07.2021

Warka 1 da luuliyo Koobka ramadanka ee ka socda sweden Iyo ragii ka dambeeyay weeraradii garoonka diyaaradaha turkiya dalalka ay u dhasheyn

Abdulqaadir axmed sheekh 18.06.2021

Maxaad ka taqaanaa dhaqankii hore ee galbiska guurka Soomaalida? Bal daawo muuqaalkaan si aad uga bogato galbinta guurkii hore ee Soomaalida. #TodobaadkaDhaqanka #SUCulturalWeek Xaquuqda vedio waxaa leh jamacada simad

Abdulqaadir axmed sheekh 29.05.2021

magalada dubai oo lagu soo bandhigay gawaarida kaligood is kaxeeya ee bilaa darawalka ah